Ergayga gaarka ah iyo Danjire Samantha Power iyo James Swan, ayaa wadajir u shir guddoomiyay kulan looga hadlayay arrimaha abaaraha Soomaliya.
ERGEYGA GAARKA AH EE GURMADKA ABAARAHA, MADAXA HAY’ADDA USAID IYO ERGAYGA QM EE SOOMAALIYA.Muqdisho, 24 Luulyo, 2022: Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u...
Ergayga gaar ka ah ee gurmadka abaaraha oo kormeer ku tagay kaamka Garowe
ERGEYGA GAARKA AH EE MADAXWEYNAHA JFS U QAABILSAN ARRIMAHA GURMADKA ABAARAHA OO KORMEER KU TEGEY KAAMKA BARAKACAYAASHA EE GAROWEGAROWE LUULYO, 15, 2022:-Ergeyga madaxweynaha JFS...
Ergeyga Gaarka Ah Ee Madaxweynaha JFS oo Kulan La Qaatay Waaxda Bini’aadanimada Iyo Dhowrista Shacabka Midowga Yurub Ee “ECHO”
ERGEYGA GAARKA AH EE MADAXWEYNAHA JFS U QAABILSAN ARRIMAHA GURMADKA ABAARAHA OO KULAN LA QAATAY WAAXDA BINI'AADANIMADA IYO DHOWRISTA SHACABKA MIDOWGA YURUB EE "ECHO"Nairobi...
Md AAW, ayaa kulan la yeeshay Safiirka dowladda Shiinaha ee Soomaliya, Ambassador FEI Shengchao.
ERGEYGA GAARKA AH EE ARRIMAHA BANI’AADANNIMADA IYO GURMADKA ABAARAHA, MD CABDIRAXMAAN CABDISHAKUUR WARSAME, OO KULAN LA QAATAY DANJIRAHA SHIINAHA EE SOOMAALIYA, FEI SHENGCHAO.Muqdisho June,...
U kuur gal xaaladda dad kusoo barakay magaalada Muqdisho, balse hadda wajahaya xaalad nafaqo darro ah.
ERGEYGA GAARKA AH EE ARRIMAHA GURMADKA ABAARAHA OO MAANTA U KUUR GALAY XAALADDA CARRUUR AY SAAMEYSAY NAFAQO DARRADII KA DHALATAY ABAARTA, KUWAAS OO LA...
Md. CCW, ayaa safarkiisi ugu horreeyay tan iyo markii xilkaas loo igmaday maanta ku tagay magaalada Baydhabo.
May 31, 2022 – Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa safarkiisi ugu horreeyay...
Baaq ku aaddan Xaaladda Abaaraha ee Dalka
Muqdisho, May 30, 2022 – Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, wuxuu warbaahinta la wadaagayaa xaaladda haslista...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha iyo Danijira ha Boqortooyada Ingriiska Kate Foster
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan la yeeshay Danijira ha Boqortooyada Ingriiska Kate...